Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hadal la yaab leh oo maanta ka qoslin doona gabdhaha ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Dhaqanka Somalida waxa lagu yaqaannaa in ay gabdhuhu wakhtiyada qaar ka calool adag yihiin wiilasha, oo ay weliba dhinaca jacaylka kaga calool adag yihiin. Taasi waxa kuugu daliil ah, sida ay gabadhani Somaliyeed fagaaraha uga hadlayso, ee wiil ay jeclay ama rabtay in ay is guursadaan uu uga hor guursaday, balse aanay hore uga ballamin jacaylkeeda u qarsoonaa, ugu danbayntiina markii uu wiilkii guursaday ay uga hinaastay. Gabadha uu guursadayna waa mid ka mid ah gabdhihii ay saaxiibka ahaayeen ee safka ugu jiray amma ku loollamayey in ay wiilkaa is guursadaan!

 

Madasha ay ka hadlaysaa waa madal aroos oo dhallin iyo waayeelba la buuxo, waxana ay si xarrago leh hadal miisaaman uga jeedisay fagaarihii, waxana ay tidhi:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images