Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo aroos oo ku socota Mohamed Abiib Qalinleh iyo Hodan Omer Abdi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Djabouti.

$
0
0

Awdalpress – London – Dhammaanba reer Sh. Omer Goth, reer Aw Dahir Goth, Reer Hassan Goth, reer Abiib Qalin leh meel kasta oo ay adduunyada ka joogaan, waxa ay tahniyad iyo bogaadin hambalyo aroos u dirayaan wiilkooda Mohamed Abiib Qalileh iyo Ooridiisa cusub ee Hodan Omer Abdi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Djabouti ee dalka Djabouti.

 

 

Waxaana ay ILaahay uga baryayaan in uu guurkoodu noqdo kii lagu hodmo, ee wiil, gabadh iyo caano kala hela.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images