Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddoomiye ku xigeenka: Mowshinka Baarlamanka hor yaallaa waxa uu xidhiidh la leeyahay go’aankii DP World

$
0
0

Awdalpress – London – Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari inuu xiriir la leeyahay sharcigii baarlamaanku ansixiyey ee mamnuucayey shirkadda DP World.

Hadalkan ayaa ka dambeeyey xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka u dhexeeya xildhibaannada taabacsan xukuumadda iyo kuwa difaacaya guddoomiyaha baarlamaanka.

Khadka telefoonka ee Muqdisho ayaa Haaruun Macruuf uu kula xiriiray guddoomiye xigeenka, Md. Cawad, waxaana uu weydiiyey in dhinacooda ay qorshaynayeen mooshin ka dhan ah xukuumadda?

 

 

 

 

 

 

Dhinaca kalena, waxaa noo suurtogashay inaan waraysanno mid ka mid ah xildhibaannada isla markaana ka tirsan golaha wasiirrada, Khadiijo Maxamed Diiriye. Jacfar Kuukaay ayey uga warrantay sida dhinacooda ay u arkaan mooshinka.

 

 

 

 

Warkii maanta ee VOA halkan nagala dhegeysta.

 

 

Source VOA

Awdalapress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images