Daawo: Khudbada Suldaan Saleebaan ka jeediyay Shirka Barkhadle( Cidda na Cadaaweysa waan Cadaawadaynaynaa, Cida Nabad doonaysana Nabadbaan u fidinaynaa) Samaroon waxaan u sheegayaa Gaashaanka G/Awdal reerkan Weeyi amase Ijaarka lagu Ooday Gurigu reerkani weeyi, Gaashaanku in uu Rifmayo ama Ooddu dabcayso Samaroon ha ogaado!