Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “Dilka Cumar Xamaami wuxuu qayb ka yahay burburka ku...

Awdalpress – Muqdisho – 17/09/2013 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dilka Cumar Shariiq Xamaami oo looga yaqaan Soomaaliya Abuu Mansuur Al-Amriiki kana mid ahaa saraakiisha...

View Article


Shirkada Diyaaraddaha Ee Ethiopia Airlines Oo Khadkeeda Tigidhada Ka Saartay...

Awdalpress – Addis  Ababa – 17/09/13 – Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopia Airlines, ayaa shalay khadkeeda goosashada Tigidhada ka saartay duulimaadyadeedii Somaliland. Shirkadda ayaa bogga ay ku...

View Article


Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii ka dhacay Brussels oo lagu taageeray...

Awdalpress – Brussels – 17/09/13 -War murtiyeedka ka soo baxay shirkii hiigsiga cusub ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulankan uu ku soo aaday xilli aad muhiim u ah oo Soomaaliya ay cagta saartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hot News: Aamina Daahir Aden oo ah guddoomiyaha Farsamada Awdal State oo ka...

Awdalpress – London – Halkan waxan idiinku soo gudbinaynaa guddoomiyaha farsamada maamulka AwdalState of Somalia Aamina Dahir Aden, oo shir jaraa’id kaga hadlaysa go’aan dhawaan lagu shaaciyey...

View Article

Shaqo waa abtirsiimee, Yaa shahaaddo aqoonsan!! W/Q: Maxamed fuaad Xasan...

  Shahaaddoy magacaa ba’ aan hanti lahayn iyo wakhtigayga dhamaantii, markii aan ku  dhameeyay ee shaqo aan u dhaqaaqay sharci baan u arkaayoo in shahaaddo timaadiyo shuruudan filanaayay. Shakhsiyaad...

View Article


Culayska dhabaha garoonka Cigaal waa 165.000,dherekuna waa 2466 m. Diyaaradee...

Waxa in dhawayd cadilnaa dad faro badan oo qurbo joog ah oo waayay dayuuradii qaadi lahayd. Dayuuradaas oo diiday inay timaado ama ka soo dagto garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa. Hadaba maxay is...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wakiillada Somaliland oo dood adag ka yeeshay Xeerka Wadooyinka iyo...

Arbaca – Hageysa -18/09/13 –  Awdalpress  — Xildhibaanadda golaha Wakiiladda oo maalmihii u dambeeyey ka doodayey xeerka horumarinta wadooyinka oo xukuumaddu dalbadtay in cashuur kordhin looogu...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay nin la shaqeyn jiray Al-Amriki

Awdalpress(Muqdisho) 19 Sep. 13–Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada nabad sugidda ay ku guuleysteen in ay soo qabtaan nin ka mid ahaa ragga xog-haynada u ahaa horjoogihii...

View Article


Wasiirka Duulistu Ha Is Casilo Ama Hala Casilo Fadeexada Madaarka Hargeysi...

Faallo: Haashim Goth Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi wuxuu muddo faro badan u sheegayay dhegaha dadweynaha Somaliland in Madaarka Hargaysa uu noqon doono madaar Casri ah, bilic...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah: Wararka hordhaca ah ee ka soo baxay shirkii Barkhadleh ee...

Awdalpress – Dilla – 20/09/2013 — Shirkii Barkhadleh ee Beelaha reer Maxamuud Nuur ay ku qabsadeen magaalada Dilla,  ayaa la soo gabagabeeyey maalintii Khamiistii ee ay bisha September ahayd 19ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Shirkii Barkhadle iyo Gunaanadkiisii iyo Marti sharaftii Madaxda...

Daawo: Shirkii Barkhadle  Beelaha Maxamuud Nuur iyo Gunaanadkiisii iyo Marti sharaftii Madaxda dhaqanka iyo Diinta ee G/Awdal/Salal iyo Gabilay khudbadihii ay ka jeediyeen…. Shirka waxaa laga soo...

View Article

Guddoomiyaha Banka dhexe ee Somaliya oo Madaxweynaha u gudbiyey warqaddii...

Awdalpress – Nairobi – 20/09/13 – Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, C/salaan Hadliye ayaa sheeg in uu warqaddii istiqaalada u gudbiyey Madaxweynaha Somalia, kaddib marii uu ogaaday in dowladda...

View Article

Somalia: A Conversation with President Hassan Sheikh Mohamud

Webcast Live Now WATCH Event Speakers European Parliament, Flickr The Honorable Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, will delve into both the economic and security...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Khudbada Suldaan Saleebaan ka jeediyay Shirka Barkhadle( Cidda na...

Daawo: Khudbada Suldaan Saleebaan ka jeediyay Shirka Barkhadle( Cidda na Cadaaweysa waan Cadaawadaynaynaa, Cida Nabad doonaysana Nabadbaan u fidinaynaa) Samaroon waxaan u sheegayaa Gaashaanka G/Awdal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Of waffle and remittances

Sep 20th 2013, 14:39 by D.H. | NAIROBI YET another in a long line of international conferences on Somalia concluded on September 16th with a “new deal” for the world’s most failed state. Aid pledges,...

View Article


New Dullinnimo iyo Dallaaliinta cusub!

Xaaladdu u ekaa Dhacdadii ahayd “IIMA AHA!” ee dhex martay Rag u hoydey bakhayl, oo nin si fiican u yaqaani raggii ku yiri: “War kan anigaa aqaane, gacmo wax bixiya kuma yaallaane naga wada!”  ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Orodyahanka reer Djibouti ee Ayaanle Sulaymaan oo Xaflad Soo dhaweyn...

Daawo: Orodyahanka reer Djibouti ee Ayaanle Sulaymaan oo Xaflad Soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada Boorama..

View Article


Khilaafka Madaxweyne Hassan iyo Ra’iisal wasaare Saacid midkee korsigiisa ku...

Awdapress – Muqdisho – Sheeko laga soo wariyey labada hoggaamiye ayaa sidan u dhacday: Madaxweyne Hassan:  Oo asxaan baaban u sameeyey markii aan 50 siyaasi oo ay qaar ruug caddaa ay yihiin kala soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah: Ra’iisal Wasaare Saacid oo oggolaaday is-Casilaaddii, maxaase...

Awdalpress – Muqdisho – Warar u dhuun daloola xafiiska ra’iisal wasaare Saacid ayaa sheegaya in uu kor iyo hoosba ka degayo shaqada ra’iisal wasaarenimada Somaliya, waxana la sheegayaa in lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMISOM oo ka xun khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya ee Muqdisho

Awdalpress(Muqdisho) 17 Nov, 13–Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa muujiyay in uu  ka xun yahay khilaafka soo kala dhex galay madaxweynaha iyo raysul wasaaraha Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live