Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ciyaarta Feedhka oo 1dii April magaalada Cardiff ku dhex martay Anthony Joshua Vs Joseph

$
0
0

Awdalpress – London – Magaalada Cardiff ee carriga Ingiriiska waxa ay bishan kowdeedii ay ciyaarta feedkhku ku dhex martay feedhyahannada la kala yidhaa Anthony Joshua Vs Joseph.

Dagaalkani waxa uu ahaa mid ay isla daaleen, waxanu socday wareegyo badan. Sida aad daawan doontaanna quwadda labada nin ee run u dagaallamaya iyo xeeladdooduba waxa ay ahayd mid isku dhigan.

 

Daawasho wacan.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images