$ 0 0 Awdalpress – London – Prof. Abdi I Samatar ayaa maanta waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay is-casilaadda Jawaari, sidoo kale waxa uu odoros ka bixiyey shakhsiga beddeli doona iyo tilmaamaha looga baahan yahay in uu yeesho. Awdalpress