Awdalpress – London – Prof. Abdi Ismail Samatar oo aalaba ka faallooda siyaasadda geeska Afrika iyo ta caalamka, isla markaana bare sare ka ah Jaamac ku taalla dalka Maraykanka, ayaa waraysi uu shalay bixiyey, waxa uu kaga hadlay xadhigga xukuumadda Muse Bixi ay kula kacday Nimco Qorane iyo Mohamed Kayse oo ah aqoon-yahanno da’yar.
Awdalpress





