Awdalpress – London – Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan golaha Baarlamanka Somaliland ayaa ku baaqay in heshiiskii Emirates ka laga noqdo.Waxana uu yidhi ” Mar haddaanay inna ictiraafayn, oo aanay Passport keenna ictiraafayn, immigana ay Somaliweyn ka sheekaynayaan waa in aan bannaanka u tuurraa, waayo ma arkaayo in Emirates ku wax faa’iido ah innoo soo soo wadaan”.
Awdalpress






