Muwaaddin reer Somaliland ah oo Muse Bixi ugu hanjabay in ay reer Burco ku muddaharaadi doonaan, haddaanu jawaabo kaafiya ka bixin eedayntii guddoomiye Cirro. Iyo Sh. Aden Siira oo qudbaddii maalintii Jimcihii kaga hadlay siyaasadda ku wajahan Emirat-ka iyo wasiirkoodii ka hadlay heshiiskii DP World.
Awdalpress




