Awdalpress – London – Taratanka orodka dheer ee sannadkiiba mar lagu qabto magaalada London loona yaqaan London Marathon ee sannadkan 2018 ka ayaa waxa iskugu yimid orod yahannada dunida ugu caansan, ee orda oradka dheer.
Maalintii shalay ahayd oo ay cimilada London aad u kululayd ayaa dad badani dhammays tiri kari waayeen, halka kuwa kalena ay nasashaba galayeen. Laakiin ragga iyo dumarka orod yahannada ah ee isha lagu hayey waxa ay ku ordayeen xawaare aad u dheeraynaya, inkasta oo aanay samayn record cusub. Kaalmaha kowaad, labaad iyo saddexaadna sidan ayaa loo kala galay, ee daawasho wanaagsan:
Awdalpress





