Awdalpress – London – Boqor Buur-madaw oo immiga ku jira jeelka Hargeysa laguna xukumay 5 sano oo xadhig adag ah, ayaa la soo sheegayaa in uu xanuun wadanaha ah la il daran yahay. Danbiga loo cuskaday ayaa ah mid lagu sheegay qaran dumis, balse ay dad badani u arkaan oday dhaqameed ka qayb galay xaf lagu caleema saarayey hoggaamiye dhaqan.
Awdalpress





