Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ra’isal Wasaare Khayre waa shakhsi si qiira leh u hadla, runta ka hadla laakiin ay dadka qaar u haystaan in uu ad adag yahay.

$
0
0

Awdalpress – London -Ra’iisal Wasaarha Somalia ee xilligan Mudane Khayre, waxa uu ku suntan yahay hoggaamiye dadkiisa gaadhsiin kara hadal qiima badan oo ay u guuxaan, maaha hadal uu dad ku caayaayo amma uu ku kala qaybinayo. Waxa kale oo hadalladiisa laga dareemaa waddaniyad iyo dawlad wanaagsan in la helo.

Intii aan qudbadihiisa dhegeysanayey marnaba kuma arag isaga oo dad caynaaya amma aflagaadaynaaya. Ma arag isaga oo qod qod iyo wax gaar ahi ay calaamad u yihiin. Cidna kuma faaniyo taariikh dhaw. Laakiin waxa uu jecel yahay in uu dadka xasuusiyo taariikhdii la isla yaqaannay ee gobanima doonka iyo wixii ku xeerraa.

Bal hadda ila dhegeysta hadalladan mugga iyo miisaanka leh:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images