Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siyaasi Hirsi Ali X. Hassan oo dagaalka bariga Sanaag ku dhalliilay xukuumadda Muse Bixi Abdi

$
0
0

????????????????????????????????????

Awdalpress – London – Siyaasiga Hirsi Ali Xaaji oo ah hoggaamiyaha xisbiga Waddani, intii doorashadii Somaliland lagu kala badiyeyna afka xidhay, ayaa waxa uu maanta/shalay ka hadlay dagaalka dhiigga badani ku daatay ee u dhexeeya beelo wada dega deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

 

Mudane Hirsi ayaa dagaalkaa oo soo noq noqday ku dhalliilay Madaxweyne Muse Bixi iyo xukuumaddiisa, waxana uu hoosta ka xarriiqay in wax ka qabashada dagaalkaasi u baahan yahay in uu Madaxweynuhu tago oo uu ku isticmaalo awood dawladeed, balse aanay ku fillayn BAAQ saxaafadda loo mariyo.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images