Awdalpress – London – Wariye Abdinuur M Isaaq oo ka hawl gala laanta Afka Somaliga ee BBC London, ayaa waraysi kulul la yeeshay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Hargeysa. Waxana uu si is daba joog ah u weydiiyey su’aalo aan caadi ahayn, oo uu gogol dhig uga dhigay eedaymo ay hay’adaha xuquul aadamigu ka qoreen xidhigga muddooyinkan ay la tiirsadaan saxafiyiinta iyo xorriyatul qawlkii oo dagaal lagu qaaday.
Awdalapress




