Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muddaharaad ka dhacay Burco iyo ciidammada ammaanka Somaliland oo xoog ku muquuniyey dad dhallin yar u badan oo khal khaliyey isku socodkii magaalada. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Wararka ka imanaya magaalada Burco ayaa sheegaya in illaa shalay ay ka socdeen buuq iyo rabshado dad tira yari, waa sida nin u hadlay dawladdu uu sheegaye, ay ka wadaan magaalada Burco. Laakiin ay ciidammada ammaanku ay xoog ku muquuniyeen dadkii bannaan baxayey oo dhagax tuur iyo wax la mid ah ka sameynayey magaalada.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images