Awdalpress – London – 15 May – 2018 – Mudane Bixi ayaa munaasabaddii 18 May ee sannadkan la soo qaddimay kaga hadlay dagaallada ka u dhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland, waxana uu sheegay in ay ciidammada Somaliland jabiyeen ciidammadii Puntland ee soo qaaday weerarka gardarrada ah, dagaalkii saaka ay soo qaadeenna lagaga qabsaday hub, wax yeello xunna la gaadhsiiyey.
Awdalpress




