Awdalpressn – London – Wararka naga soo gaadhaya Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal oo ay immiga ka da’ayaan roobab xoog leh, ayaa tibaaxaya in magaala xeebeedda Berbera iyo Lughaya ay taabatay duufaanta loo bixiyey Sagar, welina ay socota.
Magaalada Borama iyo nawaaxigeeda ayaa waxa illaa xalay ka da’aya roob aan dhibaato lahay, waxase khasaare sahlani uu soo gaadhay Berbera iyo Lughaya.
Wixii warar ah ee naga soo gaadha duufaantaa waan idinla socodsiin doonnaa.
Awdalpress




