Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Go’aammo Digniin culus ah oo ay guddiga difaaca Puntland u jeedisay dadka ka soo horjeeda Puntland iyo siyaasiyiin aad uga naxay. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalapress – London – Guddi uu Abdiweli u magacaabay difaaca Puntland ayaa sharci cusub ka soo saaray difaaca iyo midnimada Puntland. Qoraalkan ay mas’uuliyiintu ka hor akhriday saxaafadda, ayaa lagu sheegay in dadka caadaystay in ay u kala guur guuraan Puntland iyo Somaliland haddii aanay Puntland u soo noqon ay mudan doonaan DIL IYO XOOLAHOODA OO LALA WAREEGO. Arrintan oo aad uga nixisay siyaasiyiin iyo oday dhaqameedyo xilligan la shaqeeya Somaliland.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images