Awdalpress – London – Munaasab aad loo soo agaasimay oo tababar loogu soo xidhayey ciidanka Police ka ee ku jiray xarunta tababarka Madheera, ayaa waxa si fiican uga hadlay Wasiirka Daakhiliga Mohamed Kaahin.
Dhinaca kale waxa isna munaasabaddaasi ka hadlay Madaxweynaha Somaliland mudane Muse Bixi, oo si mug iyo miisan leh uga hadlay dagaalka ka dhacay gobolka Sool.
Awdalpress





