Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Kulan Taariikhi ah oo Dhexmarey Trump iyo Kim

$
0
0

Awdalpress – London – Madaxweynaha Mareykanka Donld Trump iyo Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim ayaa yeeshey kulankoodii ugu horeeyey abid oo ay labada hoggaamiye ku kulmaan Jasiirad yar oo ku taalla dalka Singapore, subaxnimadan saaka.

 

 

Kulankan ayaa ah mid taariikhi ah oo labada hogaamiye ay isku soo hor fadhiisteen iskuna qacan qaadeen iyaga oo dhoolla-cadeynayana ayey warbaahinta soo horjoogsadeen.

 

Ballanta kulankan oo jadwalkiisu ahaa maalinta barrito ah ayaa la soo hor mariyey, saaka ayaanay kulankoodii ugu horreeyey yeesheen.

Waxaa warbixintan kooban nooga diyaariyey, Jaamac Buulle Jaamac.

Xaquuqda warka waxa iska leh VOA Somali

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images