Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Warkii ugu danbeeyey iyo kulankii Trump iyo Kim Yong ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Markii la soo af meeray wada hadalka qaybtiisii ugu muhiimsanayd, ayaa labada hoggaamiye soo hor fadhiisteen saxaafadda iyada oo uu mid walba hor yaallo qoraalka heshiiska ay wada galeen. Kadib markii ay saxaafadda la hadleen ayey qalinka ku duugeen heshiis taariikhi ah oo caalamka oo dhammi indhaha ku hayey.

 

 

Sida Madaxda Maraykanka u caadada ah waxa uu Trump la hadlay saxaafadda, oo uu su’aalo badan uga jawaabay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images