Awdalpress – London – Xaflad ay soo qaban qaabiyeen guddiga Jaaliyadda Somaliland ee UK ayaa ka dhici doonta xaafadda Tottenham ee magaalada London, waxana ka soo qayb gelaya fannaaniin caan ah oo soo bandhigi doona heeso iyo maaweelo kale, sidoo kale waxa iman doona siyaasiyiin iyo wax garadka ku dhaqan dalka Ingiriiska.
Ha ka maqnaan
Awdalpress






