Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Somalia oo gudbisay jawaabta dacwada badda qaybta uu muranku soo kala dhex galay Somalia iyo Kenya

$
0
0

Awdalpress – London – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gudbisey dokumenti ay kaga jawaabeysey eedo cusub oo ay Kenya ku soo dartey jawaabteedii ugu danbeysey ee dacwada badda ee ay isku khilaafsan yihiin Kenya iyo Somalia.

Mas’uuliyiintii maanta gelinkii hore gudbiyey jawaabtan waxaa ka mid ahaa safiirka Soomaalia u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi. Falastin Axmed ayaa weydiisey waxa ay aheyd jawaabta ay gudbiyeen maanta?

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images