$ 0 0 Awdalpress – London – Janaral Nux Tani oo jooga jiidda hore ee ay isku hor fadhiyaan ciidanka Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa hadallo badan oo shacab iyo ammaanba ka hadlay, waxana uu ku hanjabay in uu sugayo ammaanka Somaliland. Awdalpress