Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ra’iisal Wasaare Khayre muxuu ka yidhi maamulka Hawada Somaliya iyo Somaliland?

$
0
0

Awdalpress – London – Ra’iisal Wasaaraha Somalia Mudane Khayre oo ka qayb galay xaflad loogu dabbaal degeyo la soo noqoshada hawada Somaliya, ayaa si aan toos ahayn uga hadlay meesha laga maamuli doono hawada Somaliya, waxana uu si cad u sheegay in aanay hawada Somalia laba meelood u qaybsanayn.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay halka ay dawladdiisu maanta marayso, waxana uu ku faanay in ay maanta Somalia soo gaadhsiiyeen meel bilow fiican u ah dawladnimadii luntay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images