Awdalpress – London – Maamulka difaaca maamul goboleedka Puntland ee Somalia, ayaa ciidan ay ku tilmaameen Komandoos ku soo biiriyey ciidankoodii hore u joogay jiidda hore ee Tukaraq.
Warka ciidankan cusub iyo faah faahin ay maamulkaasi ka bixiyeen sababta ciidankan gaarka ah loo keenay jiidda dagaalka ayaa waxa laga sii daayey TVga Puntland, warkiina sidan ayuu ahaa:
Awdalpress






