Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Abdi ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey sannad guurada 58naad ee 26 Juun.

$
0
0

Awdalpress – London – Madaxweyne Bixi ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey maalinta xorriyadda Somaliland ee 26 june. Dhinaca kalena waxa uu nabad iyo wada hadal ugu baaqay Puntland iyo Somaliya, isaga oo ka si cad u sheegay in ay Somaliland rabto in ay dagaal la baajiyo, wada hadalla la furo.

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images