Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gobollada galbeedka Somaliland oo guus badani ka jiro lagana baqayo in kacdoon cusubi uu ka bilawdo.

$
0
0

Awdalpress – London – Waxa dhawaan iyo muddooyin ka horreeyeyba ay shacabka gobollada Awdal, Salal iyo Gebilayba ka hadlaan in dib loo saxo dastuurka Somaliland qaybgiisa saami qaybsiga golayaasha. Cabashooyinkan is daba joogga ah ayaa waxa ugu danbeysey mid maalintii shalay ahayd ay xildhibaanno ka soo jeeda gobollada galbeedku ku diiddan yihiin, in shaxda saami qaybsiga Somaliland halkii laga sii wado. Haddii aan wax laga beddelinna aanay gobolladaasi ka dhici doonin wax doorasho la yidhaa.

Wakhtigii doorashada lagu jiray waxa uu Muse Bixi ballan qaaday in dastuurka la furi doono, si dhab ahna loo wadaagi doono talada dalka. Laakiin immiga waa is beddelay, waxana uu ku dhawaaqay in doorashada lagu geli doono sidii hore. Taasina waa mid haddii aanay gobollada darifyadu oggolaan karin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images