Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mohamed Habane oo ah Comedian – nada ugu caansan Denmark oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaan maanta idiin soo xullay ee daawasho wacan.

$
0
0

Awdalpress – London – Mohamed Habane oo ah Comedian caan ka ah dalka Denmark iyo waddammo kale ayaa u dhashay degmada Dilla ee gobolka Awdal, waxana uu xilligan deggen yahay magaalada Copenhagen ee caasimadda u ah dalka Denmark.

 

Afka Danishka ayuu dadka kaga qosliyaa, waxana lagu daawadaa masraxyada ugu waaweyn dalkaasi qaniga ah.

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

Awdalapress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images