Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Muse Bixi iyo Wasiirkiisa Arrimaha dibadda oo hadallo taxaddar ka muuqdo ka jeediyey madasha bandhigga Buugta ee Hargeysa. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Xaflad sannadkiiba mar lagu qabto Hargeysa oo loogu magac daray BANDHIGGA BUUGTA, ayaa waxa sannadkan ka soo qayb galay qorayaal iyo aqoon yahanno miisaan leh, oo daneeya buug qorista iyo akhriska. Martidan ballaadhan oo daafaha dunida isaga kala timid ayaa sannadkan ku kulantay caasimadda Somaliland.

 

Bandhigga Buugta ee sannadkan oo dhawr maalmood ay xafladdeedu socotay, ayaa gaba gabadii lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland, halkaa oo Madaxweynaha iyo mas’uuliyiin kaleba ay qudbado ka jeediyeen. Hadalladiina sidan ayey u dheceen:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images