Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Micheal Walls oo ahaa madaxii goob joogayaashii doorashadii Somaliland oo afka furtay kana warramay sidii ay doorashadu u qabsoontay iyo afhayeen u hadalay xisbiga Waddani oo kabaha la dul maray. ( Halkan ka daawo

$
0
0

Awdalpress – London – Micheal Walls oo ahaa madaxii goob joogayaashii caalamiga ahaa ee doorashadii sannadkii hore ka qabsoontay Somaliland ayaa war hor leh oo ku saabsan sidii ay doorashadu u dhacday ka warramay. Dhinaca kale waxa warbixintaa ka biyo diiday xisbiga Waddani oo ganafka ku dhuftay. Afhayeenka u hadlay xisbiga Waddani oo hadal aan caadi ahayn kaga hadlay doorka uu Micheal Walls ciyaarayo, isla markaana ku tilmaamay nin soo dhaafay xadkiisii. Dawladda Muse Bixina ugu baaqay in ay ninkan ka qabtaan dalka. Inta aanu fawdo gelinin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images