Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Waxgaradka iyo beeralayda degmada Beer ayaa si kulul uga cawday wasiirka horumarinta Beeraha Somaliland

$
0
0

Awdalpress – London – Beeralayda degmada Beer iyo waxgaradka degmadaasi ayaa cabasho ka muujiyey mashruuc ay sheegeen in loogu tala galay degmadaasi, oo waa sida ay sheegeene laga leexiyey. Mashruucaasi oo beera falid ah, ayaa ay odayadu sheegayaan in loogu deeqay degaankaasi.

Maaha cabashadii ugu horreysey ee ay beeralayda Somaliland ka cawdaan wasaaradda Beeraha amma wasiirka laftiisa. Waxana hore uga cawday beeralayda galbeedka Wajaale oo ku cawday in dhul laga qaaday, dhulkaasi oo ay dawladdu qodayso. Laakiin beeralayda Beeri, waxa ay ka cabanayaan mashruuc deeq ah oo beeralayda Beer loogu tala galay in loo leexiyey degaanka Xaaxi.

Wasiirka beeraha oo beero u qodaya beeralayda degmada Beer.

Halkan ka daawo sida wasaaradda beeraha Somaliland ay degaanka Xaasi ugu caawilnayso beeralayda looguna qodayo beerahoodii

 

Image result for beeraha degmada beer 2017

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images