Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Halkan ka daawo isbeddelka runta ah ee ka socda Killilka 5aad ee Ethopia.

$
0
0

Awdalpress – London – Isbeddel dawladnimo iyo mid dhaqan ayaa ka socda degaanka Ismaamulka Somalida Ethopia, waxana socda is-qiimayn iyo isla xisaabtan lagu daba jiro, wax loogu yeedhay danbiilayaal shacabka Somalida Ethopia iyo Oromiye ka galay gafaf waaweyn, isla markaana ku tarki falay hantidii dawladda.

 

 

Shacabka Somaliyeed ee Ethopia ku dhaqani, waxa ay ahaayeen kuwo weligoodba cabsi ku nool ah, iyagu is basaasa, dil, xadhig iyo car juuq ay noloshooda ku sugnayd. Caddaaladdu ay tahay mid shakhsiyaad qacanta ugu jirta. Iyada oo ay sidaasi tahay, dhinaca kale waxa ka socday horumar dhinac kasta leh iyo ammaanka oo aad u wanaagsaa.

 

 

Qaabka dawladnimo ayaa ahaa mid wajiyo badan lahaa, oo isku xidhnaa min kor illaa hoos. Haddaba, bal aan eegno xaalku halka uu immiga marayo:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images