Awdalpress – London – Barbaarinta carruurtu waa hawl aad u culus, gaar ahaan marka la joogo qurbaha. Degaanka ama bii’adda ay carruurtu ku korayaanna waa ta ugu saamaynta badan. Waalidka iyo mujtamaca uu ka soo jeedaana haddii aanay iskaashi lahayn, wada tashi lahayn waxa dhici karta in aanu waalidku keligii ka bixi karin.
Haddaba bal aan wada dhegeysanno Sh. Abdirahman Bashir oo mawduucaa si cilmiyeysan innoogu qaadaa dhigi doona.
Awdalpress




