Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Abdirahman Abdishakuur waa siyaasi u dhaw in uu madaxweyne ka noqdo Somalia. ( Halkan ka daawo hadalkiisan )

$
0
0

Awdalpress – London – Mudane Abdirahman Abdishakuur waa siyaasi Somaliyeed oo ay siyaasaddiisu xawli aad ah ku socoto, waxana uu hoggaamiyaa xisbi ka mid ah kuwa mucaaridka ku ah dawladda Farmaajo, waxana uu xilligan ku wareegaa waddammada ay Somalidu aadka u deggen tahay, gaar ahaan waddammada reer galbeedka.

 

Dhinaca kale Abdirahman waa siyaasi si mug iyo aqooni ay ku jirto u hadla, waxana uu soo jiitay aqoon yahanno iyo da’yar aad u badan.

 

 

Bal hadda aan wada daawanno qudbadihiisa mid ka mid ah:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images