$ 0 0 Awdalpress – London – Maanta waa Eidal Arafa, waa maalin ku weyn diinta Islaamka iyo dhaqanka Islaamkaba, waxana ay dunida Muslinka intooda badani ka ciidayaan dhammaan dunida daafaheeda. Waa maalin la is cafiyo, la isla farxo oo aad u weyn.