Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddomiye ku xigeenkii labaad ee Kulmiye oo xilkii laga qaaday + xubinnimadii xisbigana dibadda laga dhigay.

$
0
0

Ex- guddomiye xigeenkii xisbiga Kulmiye mudane Jaamac Ismaaciil Cigaal oo ku magac dheeraa Jamac-shabeel, ayaa maalintii shalay ahayd laga qaaday xilkii guddoomiye ku xigeennimada ee uu ka ahaa xisbiga talada haya ee Kulmiye.

 

Awdalpress – London – Mudane Jamac Shabeel ayaa usbuucii hore iyo kii ka sii horreeyeyba la hadlay saxaafadda madaxa bannaan, isaga oo dhalliilaya hay’adaha xeer dejinta, dawladda iyo madaxweynahaba. Arrintaasi oo ay xukuumaddu u aragtay in uu wado kicin iyo khilaaf uu ka dhex abuurayo xisbiga uu hoggaankiisa ka mid yahay.

 

 

 

Kadibna waxa ka fadhiistay hoggaanka xisbiga oo ay ka maqnaayeen Madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha gudaha. Qaraarkan hoos ku qoran ayaana laga soo saaray:

 

 

Dhinaca kale waxa isna go’aankan xisbiga ganafka ku dhuftay Jamac-shabeel oo ku tilmaamay waxba kama jiraan, hadalkiisiina sidan ayuu u dhigay:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images