Awdalpress – London – Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo fulanaya siyaasadda cusub ee dawladda Somaliland, ee uu Muse Bixi madaxweynaha ka yahay, ayaa maanta magaalada Brussels ee xarunta u ah Yurub ka furay xafiis weyn oo Soamliland uga hawl geli doona Yurub.
Dalka Maraykanka amma USA na waxa ka socota hawl aad u baaxad weyn , oo uu hoggaaminayo wakiilka Somaliland u fadhiya dalkaasi mudane Bashir Goth oo dhawaan la wareeray xilka safaaraddaasi.
Awdalpress





