Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddoomiyihii hore ee gobolka Awdal u fadhiyey xisbiga Waddani oo afka furtay, eedana u jeediyey xisbiyada Mucaaridka halka uu Madaxweyne Muse Biixi ku ammaanay mawqifkiisa doorashooyinka.

$
0
0

Awdalpress – London – Siyaasi Abdikariim Maal oo ahaa guddoomiyihii xisbiga Waddani, balse dhawaan xilkaa iska casilay, ayaa eedo kulul u jeediyey xisbiyada mucaaridka….. ee waa sida uu sheegaye carqaladda ku ah doorasho ka dhacda dalka Somaliland.

 

Mudane Maal ayaa saacad ka hor la hadlay Rayo TV oo xaruntiisu tahay magaalada Borama. Waxana uu sharraxaad ka bixiyey arrimaha dhawaanahan ay ku rafteen xisbiyada mucaaridku.

 

Mawqifka Abdikariim ka qabo geeddi socodka xukuumadda Muse Bixi, ayaa safka hore kaga jirta sida xilligan ay u badan yihiin shacabka gobollada galbeedku, waxana muuqata in ay aad u soo xoogaysanayaan taageerada shacabkaasi ay la bar bar joogaan Muse Bixi iyo xukuumaddiisa,  shacabkaasi oo markii hore u janjeedhay dhinaca mucaaridka.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images