Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Muse Bixi oo ka hadlay arrimo xasaasi ah isla markaana caddeeyey mawqifkiisa doorashada eedana dusha uga tuuray xisbiyada Mucaaridka ah.

$
0
0

Awdalpress – London – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muse Bixi oo dhawaan la hadlay saxaafadda, ayaa caddeeyey mawqifkiisa doorashooyinka iyo sida ay uga go’antahay in ay xilligeeda dhacdo. Balse, waxa uu hoosta ka xarriiqay in ay xisbiyada mucaaridku lugta jiidayaan, taasina ay noqon karto caqabad ku timaadda xilliga doorashooyinka loogu tala galay.

 

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images