INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Ilyas Yusuf Wayrax iyo Ahmedweli Sh. Omer oo ku sugan dalka Ingiriisku waxa ay halkan uga tacsiyadaynayaan eheladii Marxuum Abdikarim Abdisalaan Sh. Barkhad oo kala ah Qoyskiisii, Eheladiisii, Asxaabtii iyo dhammaanba intii ay is yaqaannay marxuumka.
Eebbe waxa ay uga baryayaan in uu u naxariisto, qabrigana u waasiciyo Marxuum Abdikariime.
Marxuumka waxa ay ajashu ku heshay magaalada Hargeysa isaga oo subaxdaa ay u qorshaysnayd in uu u safro dalka Maraykanka oo uu deggenaa. laakiin muddo safar gaaban ku joogay magaalada Borama.
Marxuumka Jannadii Allaha ka waraabiyo, ehelkiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo
Aammiin
Ilyas Yusuf Wayrax iyo Ahmedweli Goth






