Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Barnaamij laga diyaariyey taariikhda magaalada Dilla oo kooban iyo horumarka xilligan ka hana qaaday.

$
0
0

Awdalpress – London – Magaalada Dilla oo caan ku ah waxbarashada iyo xoolo dhaqato-beeray, waxa xilligan laga dareemayaa in horumar la taaban karaa uu ka hana qaaday. Laakiin weli waxa ay dhinaca kale tabaysaa, taageero la’aan ay ka tirsanayso dhinaca xukuumadda Somaliland. Hadday noqon lahayd dayac tirka dugsiyada, cusbatalka iyo guud ahaanba adeegga bulshada.

 

Dhinaca kale waxa muddaba magaalada ragaadiyey shakhsiyaad ka hor taagan qurxinta iyo dhismaha magaalada, dadkaasi oo meel kasta oo dan-guud laga dhisayo sheegta, iyaga oo aan warqado sharciya u haysan. Taasi oo ay maamulka degmaduna iska indha tiraan.

 

Laakiin qurba joog badan iyo dadka wax ku haysta dalka ee magaalada u dhashay ayaa mar walba jecel in ay qayb weyn ka qaataan dhismaha magaalada.

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images