INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii ay ka baxday Marxuumad Nimco Nuux Ali iyo reer Nuux Ali Khayre oo ay ka mid yihiin Dr. Mohamed Nuh Ali, Abubakar Nuh Ali iyo Qabuul Nuh Ali oo kala jooga USA, Canada iyo Somaliland.
Ilaahayna waxa ay Marxuumadda ugu baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo. Ehelkeediina uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aammiin.






