Awdalpress – London – Shabakadda Awdalpress oo malaha wakhtiyadan yaraysay wararkii iyo arrimihii looga bartay, waxa ay maanta dib idiin celinaysaa 30 sano markii la doortay Madaxweynihii Maraykanka George H W Bush iyo qudbaddii uu dadkiisa u akhriyey.
Xilliyada qaar miyaanay habboonayn in aan dib u jalleecno sida madaxda adduunku dadka ula hadasho, ee shacabkuna u dhegeystaan, iyaga oo maskaxda ku haya Madaxweynahani qofka uu ahaa iyo qofka uu noqon doono xilliyada soo socda.
Dhageysiga sidan oo kale ahina waa qiimayn ay ku samaynayaan dhalashadiisan cusub.
Awdalpress






