Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH: Ergeygii QM ee laga eryey Somalia oo maanta golaha ammaanka ee QM ka dhegeystay warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Ergeygii QM u fadhiyey Somalia Nicholas Haysom ayaa goor dhaweyd laga dhegeystay hadal dheer oo uu kaga warbixinayey Somalia halka ay marayso, siyaasad ahaan, ammaanka, dhaqaalaha iyo guud ahaanba hannaanka dawladeed ee illaa immiga hagaagay, dhinaca kale waxa uu is dul taagay eedaha lagu soo eryey iyo shaqadii uu hayey intaba.

 

Hadalka Nicholas ayaa loogu magac daray duufaanta siyaasadeed ee Somalia.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images