Awdalpress – London – Golaha guurtida Somaliland oo isugu yimid kalfadhi aan caadi ahay, ayaa muddo kordhintii shanaad u sameeyey golaha shacabka Somaliland. Sidoo kale waxa ay muddeeyeen, xilliga doorashada baaralamaanka Somaliland ay dhici doonto oo ah bisha December ee sannadka 2019.
Awdalpress





