Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shirweynaha beelaha Gadabuursi oo si rasmi ah uga furmay magaalada Aw Barre ee Somali State.

$
0
0

Awdalpress – London – Muuqaallo hor dhac ah ayaa soo gaadhaya shabakadda wararka ee awdalpress.com, waxana wararku sheegayaan in uu shirkii shalay baaqday maanta uu furmay, waxana shirka hoggaaminaya oday dhaqameedyada iyo waxgarka beelaha oo uu hormood u yahay Ugaaska guud ee beelaha Gadabuursi Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Dooddi.

 

Ujeeddada shirka loo qabtay oo ah danaha guud, midnimada iyo siyaasadda shacabkaasi. Ayaa diirradda lagu saarayaa sidii wax loola qaybsan lahaa maamullada ay qaybta ka yihiin. Shirkan ayaa waxa dhawaan iclaamiyey Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble oo fadhigiisu yahay Magaalada Jig Jiga.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, people walking, beard and outdoor

Image may contain: one or more people and people standing

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha waxad kaga bogan doontaan shabakadda awdalpress.com

 

 

Awdalpress

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images