Awdalpress – London – Xaflad si weyn loo soo agaasimay, isla markaana kulmiysay madaxda Somalida iyo waxgarad Somaliyeed isaga kala yimid gudaha degaannada Somalida iyo dibadda, ayaa maalintii shalay ka dhacay magaalada Garawe, haddaba halkan ka daawo sida xafladdii u dhacday:
Awdalpress