Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Muse Bixi oo buugta ardaydu wax ka barato bilaash ka dhigay iyo qudbadan dhaxal gal ah oo uu arday uu u jeediyey. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Xukuumadda Madaxweyne Muse Bixi ayaa markii ugu horreysey keentay dugsiyada Somalilandkeentay buug madbacadaysan oo bilaash ah, buugtaasi oo ah kuwa ay ardaydu wax ka bartaan. Iyada oo markii hore ay ardaydu iibsan jireen buuta wax laga baranayo ee madbacadaysan.

 

Kadibna waxa uu Madaxweyne Bixi meel fagaara ah kala hadlay ardayda dugsi ka mid ah dugsiyada Hargeysa. Waxana uu madashaa ka jeediyey hadal miisaaman, oo qiimo badan….Halkan ka dhegeysta.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images